SAWIRRO XUL AH: Banaadir oo laga badin la’yahay 24 kullan oo xirriir ah

(Muqdisho) 25 Nov 2016-Kooxaha Elman iyo Banaadir ayaa kullan xiiso badan ku wada ciyaaray garoonka Koonis, waxaana ciyaartaas ay ka tirsaneyd horyaalka Soomaaliya.

Kullanka ayaa ku billaawday si dar dar ah, waxaana qeybtii hore lagu kala nastay 2-1, oo ay ku hoggaamineyso naadiga Banaadir iyadoo 2-da gool ka heshay Marcel, xilli Elman uu goolka u dhaliyay Maxamed Martial.

Kooxda Elman ayaa qaaday weeraro kala duwan oo ay ku dooneysay in ay ku bar bareyso goolka lagu leeyahay balse ma aysan noqon oo ciyaarta ayaa kusoo dhamaatay 2-1.

Banaadir ayaana laga badin 24 kullan oo xiriir ah oo ay ciyaartay horyaalka Soomaaliya xilli ciyaareedkii soo dhamaaday iyo kii kasii horeeyay,waxaana guuldarro horyaalka ah oo soo gaarta BSC u dambeysay 13/05/2015, Xilligaas oo ka badisay naadiga Dekedda.

Naadiga BSC ayaa heysta labada xiddig ee illaa iyo iminka ku dhawaaday in ay dhaliyaan saddexleydii ugu horeysay horyaalka, waana Maxwell iyo Marcel.

img_5196 img_5199 img_5204 img_5214 img_5216 img_5220 img_5221 img_5225 img_5231 img_5232 img_5233 img_5235 img_5238 img_5240 img_5246 img_5249 img_5250 img_5252 img_5257 img_5261 img_5264 img_5265 img_5267 img_5272 img_5275 img_5276 img_5278 img_5282 img_5284 img_5287 img_5289 img_5292 img_5293 img_5294 img_5295 img_5299 img_5300 img_5301 img_5303 img_5304 img_5305 img_5309 img_5312 img_5316 img_5319 img_5320 img_5322 img_5323 img_5324 img_5325 img_5326 img_5330 img_5332 img_5334 img_5335 img_5337 img_5338 img_5340 img_5344 img_5345 img_5346 img_5350 img_5351 img_5352 img_5353 img_5355 img_5360 img_5361 img_5362 img_5363 img_5365 img_5372 img_5374 img_5376 img_5377 img_5384 img_5390 img_5397 img_5407 img_5410 img_5418 img_5420 img_5422 img_5426 img_5428 img_5431 img_5435 img_5437 img_5440 img_5450 img_5458 img_5468 img_5471 img_5475 img_5476 img_5479

SAWIR QAADE: Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close