DAAWO: Goolashii 4-0 ee Man United ay ugu adkaatay kooxda Feyenoord… + SAWIRRO

cydkmnrxgaazltw

(Manchester) 25 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa 4-0 uga adkaatay naadiga Feyenoord oo marti u ahayd kulan ka tirsan Europa League, waxaana ay United ku soo dhowaatay u soo bixitaankeeda wareegga 32-ka kooxood ee Europa League.

Saddex ka mid ah goolashaas waxaa Man United u kala dhaliyey Wayne Rooney, Juan Mata iyo Jesse Lingard, halka goolka kale uu ahaa mid uu iska dhaliyey goolhaye Bradley Jones.

Kulankan Henrikh Mkhitaryan oo lagu soo bilaabay ayaa is muujiyey, waxaana uu sameeyey fursado badan iyo shuudad badan, halka sidoo kale kabtan Wayne Rooney uu kulankan wacdaro dhigay.

Haddaba halkaan hoose ka daawo afartii gool ee ay Man United ku adkaatay:-

SAWIRRO:

cyd0ic9weaap8qo

cydkmnrxgaazltw

cydkl2nwqaa-alu

cyd4lhnxgaq3j1j

cyd1w3gwqaa00r6

cyd0o6sweaairdf

cyd0kc5wqaatz-j

cyd0jzrxuaew2gv

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close