Arsenal oo soo xero galineysa Draxler

Draxler

(London) 24 Nof 2016. Arsenal waxa ay dooneysaa laacibka khadka dhexe ee Wolfsburg bisha Janaayo kaddib markii uu ku dhawaaqay in uu ka tagayo kooxda.

23 jirka waxa uu qishay in waayihiisa gaabnaa ee gegida Volkswagen Arena uu soo gaba gaboobay.

Shabakadda The Sun ayaa qoreysa in Wenger isku dayyi doono saxiixisa maadama uu Wenger aad u xiiseeyo.

Dhinaca kale agaasimaha ciyaaraha ee Wolfsburg, Klaus Allofs aya qiray in laacibka tagi karo.

Arsenal waxa ay loolan adag kala kulmeysa kooxaha Real Madrid iyo PSG.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close