Aqriso kulamada uu seegi doono Gareth Bale

(Madrid) 24 Nov 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa ka maqnaan doona garoomada mudo aan ka yarayn 3-bilood sida lagu daabacay AS.

Xiddiga reer Wales ayaa seegaya kulamo muhiim ah, waxaana ka mid ah Barcelona, Borussia Dortmund iyo waliba koobka kooxaha aduunka.

Kooxda ayaa xaqiijisay in laacibku uu qaliin ku mari doono caasimada ingiriiska ee London todobaadka dambe, kadib dhaawac ka soo gaaray anqawga, wuxuuna maqnaan doonaa ilaa dhamaadka February.

Kulamada Horyaalka ee uu maqnaan doono Gareth Bale:

-Sabti, November 26: Sporting Gijon (home).

-Sabti, December 3: Barcelona (away).

-Sabti, December 10: Deportivo (home).

-Sabti, January 7: Granada (home).

-Axad, January 15: Sevilla (away).

-Axad, January 22: Malaga (home).

-Axad, January 29: Real Sociedad (home).

-Axad, February 5: Celta Vigo (away).

-Axad, February 12: Osasuna (away).

-Arbaco, February 15: Valencia (away).

-Axad, February 19: Espanyol (home).

-Axad, February 26: Villarreal (away).

Kulamada Champions League ee uu seegi doono:

-Arbaco, December 7: Borussia Dortmund (home), iyo kulanka lugta hore ee wareega 16-ka.

-Sidoo kale wuxuu seegi doonaa koobka kooxaha aduunka kaas oo sanadkaan lagu qaban doono dalka Japan.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close