Day: November 24, 2016
-
Wararka
GOOGOOSKA: Hapoel Beer Sheva vs Inter Milan 3-2 (Inter oo markale la garaacay)
Hapoel vs Inter Milan 3-2 Gool FM
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: Manchester United vs Feyenoord – LIVE (Shaxda sugan)
Feyenoord XI (4-3-3): Jones; Karsdorp, Dammers, Van der Heijden, Nelom; Tapia, Kuyt, Vilhena; Toornstra, Jorgensen, Elia. Kaydka Feyenoord: Nieuwkoop, Vejinovic, Basacikoglu, Woudenberg,…
Read More » -
Wararka
TOOS u daawo: AS Roma vs Plzen – LIVE (Shaxda sugan)
Roma: Alisson; Peres, Fazio, Rudiger, Emerson Palmieri; Paredes, Strootman; Salah, Nainggolan, Iturbe; Dzeko Kaydka Roma: Szczesny, Vermaelen, Seck, Juan Jesus,…
Read More » -
Italy
Tababaraha Talyaaniga Ventura oo qiray inuu wada hadallo toos ah la yeelanayo Balotelli si uu xulka ugu soo celiyo
(Rome), 24 Nof 2016 –Macallinka Xulka Qaranka Talyaaniga Giampiero Ventura ayaa shaaca ka qaaday in uu wada hadallo la yeelan…
Read More » -
Soomaaliya
Jeenyo iyo Heegan oo isku garab dhacay
(Muqdisho) 24 Nof 2016. Kooxaha LL.PP. Jeenyo iyo Heegan ayaa isla dhaafi waayay bar-baro 1-1 kulan ka tirsanaa horyaalka Soomaaliya…
Read More » -
Spain
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Spain oo ku baaqay in Samuel Eto’o lagu xukumo 10 Sanadood oo xarig ah!
(Madrid), 24 Nof 2016 –Xeer Ilaaliyaha Guud ee Spain ayaa dacwad ku soo oogay Weeraryahankii hore ee kooxda Barcelona…
Read More » -
Spain
Aqriso kulamada uu seegi doono Gareth Bale
(Madrid) 24 Nov 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee Gareth Bale ayaa ka maqnaan doona garoomada mudo aan ka yarayn 3-bilood sida…
Read More » -
Spain
Tuugo u dhacday guriga Luis Figo Dahab qiimo fiican ku fadhiyana ka qaatay
(Madrid), 24 Nof 2016 –Xidiggii hore ee kooxaha Barcelona iyo Real Madrid Luis Figo ayaa tuugo u daba mareeyeen…
Read More » -
Spain
DEG DEG: Gareth Bale oo seegi doona El-Clasico, (Imisa ayuu maqnaan doonaa?)
(Madrid) 24 Nov 2016 Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa shaacisay xaalada dhaawac ee laacibkeeda Gareth Bale kadib dhaawicii ka soo…
Read More » -
England
RASMI: Steven Gerrard oo ka fariistay kubadda cagta
(London) 24 Nov 2016 Halyeeyga reer ingiriis ee Steven Gerrard ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu isaga fariistay kubadda cagta kadib…
Read More »