Champions League: Bayern Munich iyo Atletico Madrid oo u soo baxay wareegga 16-ka Koobka horyallada Yurub… + SAWIRRO

(Yurub) 24 Nof 2016 – Kooxaha Bayern Munich iyo Atletico Madrid ayaa u soo wada gudbay wareegga 16 dhammaadka Koobka Horyaallada Yurub (UEFA Champions League), kaddib markii caawa ciyaareen kulammo ka tirsanaa Qaybta (D).

Atletico Madrid ayaa si xarago leh ugu soo baxay kaalinta koowaad Qaybta (D) ee Champions League, waxaana ay noqotay kooxda kaliya ee xilli ciyaareedkan soo wada badisay shantii kulan ee ay ciyaartay, iyadoo caawa 2-0 ku garaacday PSV.

Labada gool ee ay Atletico Madrid  kaga adkaaday kooxda PSV Eindhoven, waxaana u kala dhaliyey 55’daqiiqo Kevin Gameiro iyo 66’daqiiqo Antoine Griezmann.

Dhinaca kale kooxda tababare Carlo Ancelotti ee xaaladda xun ku jirta ayaa guuldarro 3-2 ah kala soo laabtay kooxda ka dhisan dalka Ruushka ee Rostov kulan isaguna ka tirsanaa isla qeybtan (D) ee koobka horyaallada Yurub

Kooxda Bayern Munich ayaa kaalinta labaad kaga soo baxday guruubkeeda D.

d

SAWIRRO:

1

2

cx9vyq1xaaquxrz

cx9vyqhxaauo3rc

cx9vyqkxaaecojm

cx9vyqoxeaaluem

cx-axj1xaaisp_q

cx-axj2xaaqumyz

cx-axjiwiaaseui

cx-axjzxaaakm7n

cx-bd0lxcaazmxz

cx-efqqxuaeyjgs

cx-ozl-wqaehr6q

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close