Day: November 23, 2016
-
Champ' League
Champions League: Napoli iyo Dynamo Kiev oo gool la’aan ku kala baxay iyo Besiktas iyo Benfica oo goolal isla eg ku kala tegay
(Napoli), 24 Nof 2016 –Kooxda Kubadda Cagta Napoli ayaa lumisay fursad qaali ah oo ay ugu soo bixi kartay…
Read More » -
Champ' League
Champions League: Bayern Munich iyo Atletico Madrid oo u soo baxay wareegga 16-ka Koobka horyallada Yurub… + SAWIRRO
(Yurub) 24 Nof 2016 – Kooxaha Bayern Munich iyo Atletico Madrid ayaa u soo wada gudbay wareegga 16 dhammaadka Koobka…
Read More » -
Champ' League
Champions League: Arsenal iyo Paris Saint Germain oo barbaro galay, xilli ay wali ku dagaali doonaan kooxdii ku soo bixi lahayd kaalinta koowaad… + SAWIRRO
(London) 24 Nof 2016 – Kooxda Arsenal iyo Paris Saint Germain ayaa u soo wada gudbay wareegga 16 dhammaadka Koobka…
Read More » -
Champ' League
Champions League: Barcelona iyo Man City oo u soo gudubay Wareegga 16 iyo Messi oo Rikoor cusub dhigay
(Glasgow), 24 Nof 2016 –Weeraryahanka Xulka Reer Argentine Lionel Messi iyo kooxdiisa Barcelona ayaa si xarago leh ugu soo gudbay wareegga…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Arsenal vs Paris Saint Germain 2-2
Arsenal XI: Ospina; Jenkinson, Mustafi, Koscielny, Gibbs; Coquelin, Ramsey; Sanchez, Ozil, Iwobi, Giroud Kaydka: Cech, Monreal, Gabriel, Xhaka, Elneny, Oxlade-Chamberlain, Walcott…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: SSC Napoli vs Dynamo Kyiv 0-0, FC Rostov vs Bayern Munich 3-2
Napoli: Reina; Hysaj, Albiol, Koulibaly, Ghoulam; Diawara, Zielinski, Hamsik; Callejon, Insigne, Mertens Kaydka Napoli: Rafael, Giaccherini, Allan, Jorginho, Maggio, Chiriches,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Borussia Monchengladbach vs Manchester City 1-1
TOOS Borussia Park Borussia Monchengladbach: Sommer, Elvedi, Christensen, Jantschke, Wendt, Traore, Dahoud, Strobl, Johnson, Stindl, Raffael. Kaydka: Sippel, Vestergaard, Nico Schulz, Benes,…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Celtic vs FC Barcelona 0-2
TOOS Celtic Park Celtic: Gordon, Lustig, Simunovic, Sviatchenko, Izaguirre, McGregor, Armstrong, Brown, Sinclair, Rogic, Dembele. Kaydka: De Vries, Toure, Bitton, Gamboa,…
Read More » -
Spain
Benzema oo u jawaabay dadka eedeynaya
(Madrid) 23 Nov 2016 Weerar yahanka kooxda Real Madrid ee Karim Benzema ayaa u jawaabay dadka eedeynaya kadib guushii uu xalay…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
WARBIXIN: Sidee ayuu Neymar uga baxsan karayaa baxarka la doonayo in xabsiga loogu taxaabo?
(World) 23 Nof 2016. Dacwad oogayaal ku sugan Spain ayaa codsanaya in labo sano xabsiga loo taxaabo xiddiga Barcelona ee…
Read More »