DAAWO SAWIRRADA: Kullankii galabta Dekedda ay ka badisay Bariga Dhexe

(Muqdisho) 22 Nof 2016. Garoonka Koonis degmada Cabdi Casiis ee gobolka Banaadir ayaa galabta lagu ciyaaray kullan aad u xiiso badan kaasoo ka tirsan horyaalka Soomaaliya.

Kullanka ayaa ku billaawday si dar dar ah waxaana waqtigii loogu tala galay uu kusoo dhamaaday 2-1 oo ay ku awood sheegatay kooxda Dekedda.

Naadiga uu hoggaamiyo Macallin Yuu Cali waxaa goolasha u dhaliyay xiddigaha Robert onyango iyo kabtanka kooxda Cabaas Aamiin Maxamed, taasoo kaga filnaatay in 2-1 ay ku dhaafaan kooxda ka dhisan gobolka Shabeelaha Hoose ee Bariga Dhexe.

img_0029 img_0032 img_0046 img_0049 img_0057 img_0066 img_0071 img_0074 img_0082 img_0084 img_0087 img_0090 img_0092 img_0093 img_0102 img_0108 img_0113 img_0120 img_0123 img_0128 img_0135 img_0145 img_0147 img_0153 img_0154 img_0163 img_0167 img_0170 img_0171 img_0177 img_0179 img_0181 img_0185 img_0191 img_0200 img_0206 img_0207 img_0208 img_0209 img_0216 img_0218 img_0221 img_0223 img_0225 img_0227 img_0236 img_0238 img_0239 img_0240 img_0241 img_0242 img_0247 img_0251 img_0257 img_0261 img_0264 img_0268 img_0271 img_0274 img_0275 img_0280 img_0285 img_0287 img_0289 img_0292 img_0293

Sawir Qaade : Mahad Shariif Jilacoow

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close