XULKA SERIE A: 11-ka laacib ee todobaadkan ugu wanaagsanaa horyaalka Talyaaniga

(Roma) 21 Nof 2016 – Waxaa shalay iyo dorraad la ciyaaray todobaadkii 13-aad ee horyaalka Talyaaniga oo uu todobaadkan ugu xiise badnaa kulanka xafiiltanka miiran ah ee Derby della Madonnina.

Haddaba, Dave Taylor ayaa xulay safka uu u arko inay todobaadkan ugu wanaagsanaayeen horyaalka Talyaaniga.

Haddaba, halkan hoose ka dheeho.

Ciprian Tatarusanu [Fiorentina]

Wallace [Lazio]

Kalidou Koulibaly [Napoli]

Massimo Gobbi [Chievo]

Felipe Anderson [Lazio]

Sami Khedira [Juventus]

Franck Kessie [Atalanta]

Josip Ilicic [Fiorentina]

Lorenzo Insigne [Napoli]

Mario Mandzukic [Juventus]

Luis Muriel [Sampdoria]

Alejandro Dario Gomez [Atalanta]

Xarfaanta xusidda mudan: Fabio Quagliarella [Sampdoria], Antonino Ragusa [Sassuolo], Roberto Gagliardini [Atalanta], Suso [Milan], Andrea Belotti [Torino], Federico Bernardeschi [Fiorentina].

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close