Kooxdii ugu xumeyd toddobaadkan Premier League-ga sida ay qabto Goal……

wtotw-november-20-unknown_kczleisnr2pd167gdqujv5ggv

(London) 21 Nof 2016.Shabakadda caanka ah ee Goal.com waxa ay soo saartay shax ay la sameeysay ciyaaryahanadii ugu badhigga hooseeyey toddobaadkan Premier League.

Walow ay barb bar dhc heleen, hadana Gunners xiddigeheeda ayaa kooxaha waa weyn ugu badan.

Ozil kulanka maqane joog ayuu ka ahaa halka Ramsey bandhigiisa aad u hooseyey.

capture

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close