DAAWO: Waraysiyo naadir oo laga qaaday Messi, Ronaldo, Zlatan iyo qaar kale, kahor intii aysan caan bixin!

(Zurich) 21 Nof 2016 – Waxaa jira xiddigo kubadda cagta iyo masraxyadeeda kala geddisan caan maanta ka ah oo uu yaqaanno qof kasta oo kubadda cagta daawada.

Leo Messi, Ronaldo, Zltan Ibrahimovic iyo qaar kaloo badan, waxase aan la ogayn waa wixii ay ahaayeen kahor intii aysan la qabsanin indheheennu ina todobaad kasta arkaan iyagoo garoomada ku jira.

Haddaba, waxaannu idiin haynaa waraysiyo naadir ah oo laga qaaday laacibiin ay ka mid yihiin kuwa aan soo sheegnay, kahor inta aysan si wayn u soo shaac bixin ee hoos ka daawo.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close