XOG: Arsenal oo ka sii niyad jabeysa is adkeynta Sanchez iyo Juve oo hami weyn galay [Calciomercato.com]

hd-alexis-sanchez-arsenal_1bnpvm1z0qcqc1tm85v4f6n1r0

(Turin) 20 Nof 2016. Juventus iyo Manchester City ayaa isha ku haya la soo saxiixashada xiddiga Arsenal, Alexis Sanchez, sidaas waxaa laga soo xiganayaa Calciomercato.com.

Gunners waxa ay shaki ka qabtaa rabitaanka Sanchez eesaxiixa qandaraas cusub  waxa ayna durba sida wararkii shalay lagu helay doonayaan Marco Reus.

Juve iyo City waxaa iminka la aamisan yahay in ay dalabyo ka soo gudbin doonaan hadii ay Arsenal ku fashilanto in ay xejisato kahor inta uuan idlaan ololahan.

FBL-WC-2018-CHI-URU

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close