NATIIJADII CODAYNTA GOOL FM: In ciyaaraha gobollada loo daayo qaabkii 18-ka gobol ama qaabka maamul-goboleedyada

(Gool FM) 20 Nof 2016 – Waxaa magaalada Muqdisho markii ugu horreeysey tan iyo bilowgii burburka iyo dagaallada sokeeye lagu qabtay ciyaaraha Gobollada.

Waxay ahayd waqcad ay aad usoo dhoweeyeen bahda ciyaaraha xiiseeya iyo xitaa kuwa jecel is dhexgalka bulshada Soomaaliyeed, waloow ay gobollada qaarkood ka maqnaayeen.

Yeelkeede, dadka qaarkood ayaan la dhicin qaabka lagu saleeyay ciyaarahan oo lagu dhisay hab-raaca federaalaynta Soomaaliya oo ay dadka qaarkood qabaan inay cillado badani ka muuqdaan.

Haddaba, Gool FM.net ayaa codayn muddo socotey dhex dhigtay shacabka Soomaaliyeed iyadoo dadka lakala doorransiinayo fikradda uu taageersan yahay, ma qaabkan cusub ee maamul-goboleedyada mise qaabkii hore ee 18-ka gobol, waxayna boqollaydii codayntu noqotay sidatan:

QAABKA 18-KA GOBOL

 

QAABKA MAAMUL-GOBOLEEYDA

   

bb

Gool FM

 

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close