Muxuu Internet-ku ka yiri Dabaaldeggii xalay ee Cristiano Ronaldo kulankii Atletico?

3a930afe00000578-3954488-image-a-63_1479653537146

(Madrid), 20 Nof  2016   –Ciyaartii xalay ee Derby-ga Madrid ee dhex martay Atletico Madrid iyo Real Madrid taas oo ku dhammaatay 3-0 oo ay libintii ku raacday Real ayaa waxaa saddexda gool Real u wada dhaliyay Dhaliyahooda Cristiano Ronaldo.

Ronaldo ayaa goolkiisii 2′ ee xalay sameeyay dabaal deg sida ‘ruux fikiraya’, taas oo durbadiiba dadka isticmaala Internet-ku ay ka sameeyeen sawirro qosol leh oo lagu sameeyay Photoshop-ka.

Meme-makers across the world immediately jumped at the chance to alter Ronaldo's location

Ronaldo changes his profession from football player to sumo wrestler in one meme

Ronaldo oo ka qayb qaadanaya legdanka caanka ah ee ‘Sumo Wrestling’ ee Japan

The Real Madrid star takes some time out of his busy schedule to sit on Lionel Messi's chest

Cristiano oo feeraha uga fadhiya Xidigga Barcelona Lionel Messi.

The 31-year-old forward drops in on the famous 'Lunch atop a Skyscraper' photograph

Ronaldo oo lagu daray sawirka caanka ah ee shaqaalaha dhismaha ee ku jira xilliga nasashada 1932, New York

Ronaldo sits down to watch a match with Homer Simpson, who apparently supports Sevilla

Ronaldo oo ciyaar la daawanaya Mr. Simpson

The Portuguese captain proves his mental strength against a Soviet opponent at chess

Ronaldo oo Portugal metalaya oo ciyaarta Shaxda la ciyaaraya ciyaartooy ka socda Midowga Soofiyeeti

The Portugal captain is a surprise inclusion on the cover of Drake's 'Views' album

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close