ATALANTA VS AS ROMA: Shaxda & safafka ay galabta kusoo gelayaan!

(Bergamo) 20 Nof 2016 – Waxaa galabta gegada Stadio D’Azzurri u martinaysa kooxda AS Roma oo safar aan soo dhowayn lahayn kula joogta kooxda dhibka badan ee Atalanta.

Dhanka Atalanta: Kaddib markii uu 3 kulan uga maqnaa dhaawac muruqa cajirka bidix ah Toloi ayaa diyaar ah isagoo ay wehliyaan Caldara iyo Masiello oo uu Berisha horreeyo.

Dhanka Roma: Paredes ayaa loo yeerey, halka Totti uu maqan yahay, Macallin Spalletti ayay 9 laacib oo qur ihi u fadhiyaan kaydka. Macallinka Giallorossi ayay dhici kartaa inuu ciyaaro qaab uu 3 nin ku difaactamayo.

KAYDKA: 57 SPORTIELLO, 95 BASTONI, 2 STENDARDO, 8 MIGLIACCIO, 17 CARMONA, 88 GRASSI, 11 FREULER, 77 RAIMONDI, 7 D’ALESSANDRO, 43 PALOSCHI, 9 PESIC, 51 PINILLA

Boos isku haysta: Cidna

Ganaaxan: Conti (1)

Aan la heli karin: Dramé (incerto 14ª giornata), Konko (incerto 16ª giornata), Cabezas (incerto 16ª giornata),

Digniin qaba: Toloi, Gagliardini

 

KAYDKA: 19 ALISSON, 18 LOBONT, 3 JUAN JESUS, 17 SECK, 33 EMERSON, 91 MARCHIZZA, 5 PAREDES, 10 TOTTI, 30 GERSON, 92 EL SHAARAWY, 7 ITURBE,

Boos isku haysta: Fazio – Juan Jesus 60% – 40%

Ganaaxan: Cidna

Aan la heli karin: Mario Rui (incerto 17ª giornata), Nura (da valutare), Vermaelen (da valutare), Florenzi (incerto 24ª giornata),

Digniin qaba: Juan Jesus

untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close