Day: November 20, 2016
-
Italy
SERIE A: ACM VS INT 2-2…Perisic oo beeniyay guul Milan usoo carfaysay + Sawirro
(Milano) 20 Nof 2016 – Suso oo ahaa xiddiga garoonka ayaa laba ka dhaliyay kooxda Inter, iyadoo Antonio Candreva uu…
Read More » -
Ameerika
Lionel Messi oo bixiyay Mushaarka Waardiyeyaasha gaarka ah ee xulka Qaranka Argentina (Waa maxay sababtu?)
(Buenos Aires), 20 Nof 2016 –Wararka ka imaanaya Argentina ayaa waxay sheegayaan in Weeraryahanka Barcelona ahna Kabtanka xulka Qaranka Argentina…
Read More » -
Spain
Muxuu Internet-ku ka yiri Dabaaldeggii xalay ee Cristiano Ronaldo kulankii Atletico?
(Madrid), 20 Nof 2016 –Ciyaartii xalay ee Derby-ga Madrid ee dhex martay Atletico Madrid iyo Real Madrid taas oo…
Read More » -
Horyaallada
Lix waxyaabood oo laga bartay kulankii maanta dhexmaray kooxaha Jeenyo iyo Gaadiidka ee horyaalka Soomaaliya
(Muqdisho) 20 Nof 2016 – Kulan aad u xiiso badan ayaa galabta ka dhacay garoonka Banadir Stadium Ex Koonis ee…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: AC Milan vs Inter Milan 2-2 (Inter oo iska soo qabatay qalkii guuldarrada)
Milan: Donnarumma; Abate, Paletta, Gomez, De Sciglio; Kucka, Locatelli, Bonaventura; Suso, Bacca, Niang Kaydka Milan: Gabriel, Plizzari, Antonelli, Ely, Zapata,…
Read More » -
Aasiya
Sharikadda iska leh Inter Milan oo sidoo kale doonaysa inay Fininvest ku cariiriso xuquuqda ciyaaraha Talyaaniga!
(Milano) 20 Nof 2016 – Sida uu werinayo Tuttosport waloow uusan weli soo afjarmin heshiiska ay AC Milan kula wareegeyso…
Read More » -
England
Hazard oo ciyaaray kulankiisii 150-aad iyo Costa oo sii wada qaab ciyaareedkiisa wacan
(London) 20 Nov 2016 Eden Hazard ayaa saftay caawa kulankiisii 15o-aad ee Premier League uu u safto kooxda Chelsea, waxayna 1-0…
Read More » -
EPL: Kooxda Chelsea oo guul ka soo gaaray Middlesbrough oo ay marti u ahayd hoggaankana u qabatay horyaalka, xilli Diego Costa oo dheereystay gooldhalinta… + SAWIRRO
(Middlesbrough) 20 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa guul muhiim ah ka soo gaartay Middlesbrough oo ay booqatay…
Read More » -
Spain
Arda Turan oo u balan qaaday taageerayaasha Barcelona in xiliciyaareed kaan ay ku guulaysan doonaan dhamaan koobabka
(Barcelona) 20 Nov 2016 Laacibka reer Turki ee kooxda Barcelona Arda Turan ayaa balan qaad cajiib ah u sameeyay taageerayaasha kooxdiisa xiliciyaareed…
Read More » -
England
Valencia oo abaalmarinta xidiggii ugu fiicnaa kulankii Man U vs Arsenal u hibeeyay shaqaalaha caafimaadka MU
(Manchester United), 20 Nof 2016 –Ciyaaryahankaka Garabka Midig ee kooxda Manchester United Antonio Valencia ayaa la guddoonsiiyay laacibkii ugu fiicnaa…
Read More »