HOR DHAC: Southampton Vs. Liverpool

thumb_30267_default_news_size_5

(Southampton) 19 Nof 2016. Liverpool waxa ay booqan doontaa ST Mary’s kulan ka tirsan horyaalka Premier League.

Reds hadii ay badiso waxa ay sii wadan doontaa hogaanka kulanka horyaalka.

WARARKA LABADA NAADI

– Danny Ings waxa uu garoomada ka maqnaan doonaa 7 ilaa iyo 9 toddobaad.

– Adam Lallana shaki ayaa ku jira in uu ciyaartan qeyb ka ahaan doono.

-Philippe Coutinho dhaawac ayaa looga shakisan yahay kaddib markii uu ka soo laabtay kulamadii qaramada, hadii uusan dheelin, Daniel Sturridge ayaa fursad heli doona.

RAAD RAAC:

-Liverpool 7 ka mida 8dii kulan ee ugu dambeeysay wey badisay.

SAFAFKA LA FILI KARO

sssssss

Gegida: St. Mary’s

Saacadda Geeska Africa: 6Pm

Dhex dhexaadiyaha: Mark Clattenburg

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close