HOR DHAC: Juventus Vs. Pescara

juventus-vs-pescara-match-preview-and-prediction-italian-serie-a-19th-november-2016

(Turin) 19 Nof 2016.Juventus waxa ay soo dhaweyn doontaa Pescara kulan ka tirsan Seire A-ga.

Bianconeri hadii ay badiso waxa ay sii hor kici doontaa Serie A-ga oo ay rajeyneyso in ay markii lixaad oo xiriir ah hanato.

WARARKA LABADA NAADI

– Andrea Barzagli  waxaa soo gaaray dhaawac garabka ah wuuna maqnaan doonaa ilaa iyo bisha Janaayo, markaa Mehdi Benatia iyo Giorgio Chiellini ayaa gashaan dhiga dhexe ku soo bilaaban doona.

-Xilli dib loo dhigay soo laabashada Paulo Dybala , Mario Mandzukic ayaa la filayaa in uu ka ciyaaro dhabarka Gonzalo Higuain.

RAAD RAAC

-Juventus waxa ay badisay 34 ka mida 38dii kulan ee ugu dambeeysay.

-Afartii kulan ee isugu dambeeysay Juventus iyo Pescasra waxaa badisay Juve.

-Pescara waa laga badiyey afartii kulan ee ugu dambeeysay Serie A-ga.

SAFAFKA LA FILI KARO

pescasras

Gegida: Juventus

Saacadda Geeska Africa: 8Pm

Dhex dhexaadiyaha: Michael Fabbri

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close