Lampard oo iska diiday dalab tababbarenimo oo soo gaaray

sxey-frank

(London) 18 Nof 2016. Frank Lampard ayaa la soo warinayaa in uu diiday MK Dons in uu ka hadlo booska tababbare ee ka banaan.

Kooxda ka tirsan League One-ka aya bilaa tababbae ahaa tan iyo kolkii uu ka tegay Karl Robinson, laakiin waxaa la sheegay in Steven Gerrard uu hada ugu cad cad yahay kooxdaas in arinkaas lagala xaajoodo.

Hase ahaatee, sida laga soo xiganayo ESPN, Lampard waxa uu rabaa in uu sii wato dheesha.

Hore, Lampard waxa uu u caddeeyey in uu xiiseenayo noqoshada maamule balse sanadka dambe ayey u egtahay in uu meel kale aadi doono.

38 jirka waxa uu 1000 kulan u saftay koox iyo dalba 21kii sano ee uu xirfadiisa ku guda jiray.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close