Inter oo dooneysa Gerrard

steven_gerrard-large_transmvhvf8zmg6rq_qxiht4tfjvq8znvxbyvzxj-6gzdpj4

(Milan) 18 Nof 2016. Inter Milan ayaa lagu soo warramayaa in ay xiiseeneyso kabtankii hore ee Liverpool Steven Gerrard.

Gerrard aya miisamayey xulashooyinka uu haysto tan iyo markii uu soo gaba gabeeyey 18kii bilood ee uu ku sugna Los Angeles Galaxy.

36 jirka aya lala xiriirinayey in uu ku noqonayo Anfield iyo MK Dons oo u rabta xilka tababbare.

Hase ahaatee, Independent waxa ay qortay laacibka 144 jeer xirtay maaliyadda saddex libaax in laga rabo San Siro.

Inter oo dhawaan magacawday Stefano Pioli ayaa rabta in ay xoojiso khadkeda dhexe,sidoo kale waxa ay rabtaa Oscar.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close