Day: November 18, 2016
-
Wararka
TOOS u daawo: Lille OSC vs Olympique Lyon – LIVE
Lille OSC – Olympique Lyon Lille OSC – Olympique Lyon Lille OSC – Olympique Lyon Gool FM
Read More » -
Italy
Laacibiinta Juventus ee wajahaysa Pescara oo la magacaabay! (Yaa maqan yaase soo laabtay?)
(Torino) 18 Nof 2016 – Giorgio Chiellini iyo Claudio Marchisio ayaa dib ugusoo laabtay kooxda Juventus ee loo xulay kulanka…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Suning Group oo wacad mu maray inay figta sare ee kubadda caalamka kusoo celinayaan Inter Milan
(Milano) 18 Nof 2016 – Maamulka Inter Milan ee Steven Zhang iyo Jun Liu ayaa ballan qaaday “inay kooxda Nerazzurri…
Read More » -
Italy
”Heshiiskii Juve & Berardi weli wuu taagan yahay” – Maareeyaha Sassuolo
(Sassuolo) 18 Nof 2016 – Maareeyaha kooxda Sassuolo ee Giovanni Carnevali ayaa ka dhawaajiyay in sida uu yiri “uu weli…
Read More » -
Italy
DERBY DELLA MADONNINA: Derby Milano oo soo ceshanaya xiisihii caalamiga ahaa (Maxaa soo kordhay?)
(Milano) 18 Nof 2016 – Wax ka badan 48 saacadood ayaa weli ka harsan kulanka Derby della Madonnina ee AC…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Sino Europe Sport oo shaacisay maalinta la saxiixayo heshiiska iibka AC Milan
(Beijing) 18 Nof 2016 – Sino Europe Sport, oo ah dallada ay ku midaysan yihiin sharikaadka iibsanaya AC Milan, ayaa…
Read More » -
Soomaaliya
SAWIRRO XUL AH: Horyaalka Soomaaliya oo galabta furmay xilli Elman ay guul gaartay
(Muqdisho) 18 Nof 2016. Garoonka Banaadir ee magaalada Muqdisho waxaa galabta ka furmay horyaalka heerka koowaad ee dalkeena Soomaaliya, kaasoo…
Read More » -
Wararka
Inter oo dooneysa Gerrard
(Milan) 18 Nof 2016. Inter Milan ayaa lagu soo warramayaa in ay xiiseeneyso kabtankii hore ee Liverpool Steven Gerrard. Gerrard aya…
Read More » -
Wararka
Conte oo meel u riday arinta Oscar..Muxuu ka yiri?
(London) 18 Nof 2016. Tababbaraha Chelsea Antonio Conte ayaa sheegay in Oscar uusan meelna u socon iyada oo ay jiraan xan…
Read More » -
Wararka
XOG: Weyne Rooney oo laga dhigi doono calamadda kabtannimo
(London) 18 Nof 2016. Kabtanka Manchester United ayaa wajahaya halis looga xayuubinayo calaamada hogaaminimo ee xulkiisa, sidaas waxa qortay The Sun.…
Read More »