Theo Walcott oo lagayaabo inuu seego kulanka Manchester United (Ogoow sababta)

Theo Walcott Arsenal

(London) 17 Nov 2016 Laacibka kooxda Arsenal ee Theo Walcott ayaa lagayaabaa inuu seego kulanka adag ee kooxdiisu ay u safri doonto Manchester United sabtiga.

Express ayaa daaha ka qaaday in Theo Walcott iyo xaaskiisa ay sugayaan cunugoodii labaad, taas oo mashaqo ku noqon karta tababare Arsene Wenger.

Xaaska Walcott ee Melanie Slade ayaa bila dhamaysatay, waxaana suurogal ah inay dhasho ka hor kulanka Manchester taas oo ka dhigan inuu seegi doono.

Wishing everyone a Happy New Year! Thank you for all the support in 2015 & 2016 is going to be great! 🎉🎉

A photo posted by Theo Walcott (@theowalcott) on

Tababaraha xulka qaranka ingiriiska ee Gareth Southgate ayaa sheegay in xaaska Walcott ay ku dhawdahay inay umusho ka hor kulankii ay 3-0 uga adkaadeen xulka qaranka Scotland jimcihii.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close