Day: November 17, 2016
-
England
Theo Walcott oo lagayaabo inuu seego kulanka Manchester United (Ogoow sababta)
(London) 17 Nov 2016 Laacibka kooxda Arsenal ee Theo Walcott ayaa lagayaabaa inuu seego kulanka adag ee kooxdiisu ay u safri doonto…
Read More » -
France
Waa maxay sababta Malaga ay u diiday saxiixa Mario Balotelli?
(Malaga) 17 Nov 2016 Tababaraha kooxda Malaga ee dalka Spain Juande Ramos ayaa sheegay in kooxdiisa loo soo bandhigay saxiixa Balotelli suuqii…
Read More » -
Ameerika
Waa tee kooxda Frank Lampard u soo jeedisay inuu Tababare u noqdo?
(New York), 17 Nof 2016 –Laacibkii hore ee Ingiriiska iyo Chelsea Frank Lampard oo isagu dhowaan shaaciyay inuu ka…
Read More » -
France
Guardiola oo la xiriiray Wakiillada Daafaca PSG ee Serge Aurier
(Paris), 17 Nof 2016 –Tababaraha kooxda Manchester City ee Ingiriiska Pep Guardiola ayaa la xiriiray Wakiillada Daafaca Midig dambe…
Read More » -
England
Klopp oo ka hadlay wararka Philippe Coutinho la xiriirinaya Barcelona
(Liverpool) 17 Nov 2016 Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka hadlay wararka laacibkiisa Philippe Coutinho la xiriirinaya kooxda Barcelona. Klopp…
Read More » -
Germany
Barcelona oo laba laacib ka doonaysa Bayern Munich
(Barcelona) 17 Nov 2016 Kooxda Barcelona ayaa laba laacib oo muhiim ah ka doonaysa dhigeeda Bayern Munich sida ay daabacday Mundo…
Read More » -
Soomaaliya
Xiriirka kubadda cagta Soomaaliya oo soo bandhigay qalab casri ah oo loogu tala galay in garsoorayaasha ay ku xiriiraan + SAWIRRO
(Muqdisho) 17 Nof 2016.Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa simaar hal maalin ah u qabtay garsoorayaal isugu jiro heer qaran,…
Read More » -
Soomaaliya
Xiddig Amaah ugu maqan kooxda Heegan oo geeriyooday
(Muqdisho) 17 Nof 2016. Allaha unaxariiste waxaa xalay geeriyooday xiddigii kooxda Heegan Bashiir Maxamed (Bashiir Muufo) kaasoo amaah ugu ciyaarayay…
Read More » -
England
Jurgen Klopp oo ku rajo wayn in uusan halis ahayn dhaawaca Adam Lallana… (Miyuu dheeli karaa kulanka Southampton?)
(Liverpool) 14 Nof 2016 – Tababaraha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa daboolka ka qaaday in kooxdu aysan wali war ka…
Read More » -
“Wuxuu ahaa xarfaankii na dilay sanadkii la soo dhaafay.”. Arsene Wenger oo qiray inuu ka cabsanayo Marcus Rashford
(London) 17 Nof 2016. Arsene Wenger ayaa qiray inuu ka baqanayo da’yarka Man United ee Marcus Rashford ka hor kulankooda…
Read More »