Day: November 16, 2016
-
Italy
Pirlo; “Qaladka keliya ee aan Noloshayda isboorti galay waa inaan u ciyaarin midkood Barcelona ama Real Madrid”
(New York), 16 Nof 2016 –Laacibka kooxda New York City ee Mareykanka Andrea Pirlo ayaa wareysi uu siiyay wargeyska…
Read More » -
England
Man United oo diyaar u ah in ay mushaar 150,000 Gini u ballan qaadaan Harry Kane haddii ay fashilmaan…
(London), 16 Nof 2016 –Kooxda Kubadda Cagta Manchester United ayaa caddeysay in ay safka hore kaga jirto qorshaha…
Read More » -
Ameerika
Mid ka mid ah xiddigaha xulka Argentina oo lagu soo eedeeyay inuu cabo XASHIISH…(Lionel Messi iyo saaxiibadiisa oo go’aansaday in…)+SAWIRRO
(Argentina) 16 Nof 2016. Xiddigaha xulka Argentina oo uu hogaaminayo Lionel Messi ayaa go’aansaday inaysan la hadlin saxaafadda dalkooda kaddib…
Read More » -
Germany
Arturo Vidal oo shaki galiyay taam ahaanshihiisa kadib guushii Uruguay
(Santiago) 16 Nov 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Bayern Munich iyo xulka Chile Arturo Vidal ayaa diiday inuu ka hadlo taam…
Read More » -
Spain
RASMI: Barcelona oo heshiis qaali ah lagaartay Shirkada Rakuten
(Barcelona) 16 Nov 2016 Kooxda Barcelona ayaa heshiis qaali ah la saxiixatay dhigeeda Rakuten oo ah shirkad laga leeyahay dalka Japan. Qandaraaska…
Read More » -
Ameerika
“Waxaan ahay Maroodi, sideen ula dagaalayaa Quraanjo adiga oo kale ah.”.
(America) 16 Nof 2016. Ninka ugu heysta feerka adduunka ee goor dhaweyd ka fariistay ciyaaraha Floyd Mayweather ayaa si xun…
Read More » -
Spain
Taageerayaasha Real Madrid oo jecel in Morata uu ku soo bilowdo Derby Madrid
(Madrid) 16 Nov 2016 Taageerayaasha kooxda Real Madrid ayaa ka dalbanaya tababare Zidane inuu isbadal ku sameeyo weerarkiisa ka kooban BBC.…
Read More » -
Spain
Adil Rami oo sharaxaad ka bixiyay sababta uu Messi uga fiicanyahay Ronaldo
(Sevilla) 16 Nov 2016 Daafaca kooxda Sevilla ee Adil Rami ayaa ka hadlay sababta uu Messi uga fiicanyahay laacibka kooxda Real Madrid…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
Maxaadan ogeyn oo xalay dhexmaray Azpilicueta iyo Walcott? Wiilka Gunners afkaa ciidda loo daray [Sawirro]
(London) 16 Nof 2016. Theo Walcott waxa uu caan ku yahay orod dheereynta laakiin xalay lama filaan ayaa ku dhacay, waxaa…
Read More » -
Wararka
Silva: Waxaan doonayaa in aan raaco raadkii Maldini
(Milan) 16 Nof 2016. Paris Saint-Germain xiddigeeda Thiago Silva waa mid ka mida daafacyada dunida ugu wanaagsan, la yaab ma leh…
Read More »