Kullamada Elman ay ciyaari doonto wareega koowaad ee horyaalka Soomaaliya

(Muqdisho) 15 Nof 2016. Kooxda Elman ayaa diyaar garoow xoogan ugu jirta horyaalka heerka koowaad kaasoo furmi doona maalinta Jimcaha.

Kullanka ugu horeeya horyaalka waxaa lagu furi doonaa kooxaha Elman iyo Heegan oo ka mid ah naadiyada ugu awoodda badan dalkeena Soomaaliya.

Labada ciyaar ee ugu horeyso kooxda Elman ayaa ah kuwo adag waxaana Heegan kaddib ay la ciyaari doontaa naadiga horyaalka difaacaneysa ee Banaadir.

Kullmada ugu adag ayaa Elman waxa ay isugu xigsan doonaan qeybaha dhexe Wareega koowaad, waxaana ayna sixiriir ah ula ciyaari doontaa Gadiidka ,Jeenyo,Dekeeda iyo Horseed.

Sidoo kale Elman ayaa kullamo adag wajaheysa naadiga  Waxool iyo kooxaha ku cusub horyaalka xilli ciyaareedkaan  ee  Bariga Dhexe iyo Muqdisho United.

 Akhriso kullamada wareega koowaad ee Elman 

01 Jimco 18/11/2016 Heegan Vs Elman 15:30pm Banaadir
07 Jimco 25/11/2016 Elman Vs B.S.C 15:30pm Banaadir
13 Khamiis 01/12/2016 Elman Vs Waxool 15:30pm Banaadir
19 Khamiis 08/12/2016 Elman Vs B/Dhexe 15:30pm Banaadir
25 Jimco 16/12/2016 0 Elman Vs Gadiidka 15:30pm Banaadir
30 Jimco 23/12/2016 Jenyo Fc Vs Elman 15:30pm Banaadir
34 Khamiis 29/12/2016 Dekedda Vs Elman 15:30pm Banaadir
38 Arbaco 04/01/2017 Horseed Vs Elman 15:30pm Banaadir
42 Talaado 10/01/2017 M. United Vs Elman 15:30pm Banaadir

img_456c40-7f0d26-91c42d-986e70-209652-bc0960

 Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close