Kulamada la ciyaarayo caawa ee isreeb-reebka koobka adduunka… (Argentina oo halis ku jirta)

argentina-vs-colombia-penalties

(Argentina) 15 Nof 2016 – Kulamo ka tirsan isreeb-reebka koobka adduunka 2018 ayaa la ciyaarayaa caawa saqda dhexe xilliga magaalada Muqdisho.

Xulka qaranka Argentina oo halis ugu jirta inay ka haraan koobka adduunka ee 2018 ayaa waxan ay caawa wajihi doonaan Colombia oo ku jirta kaalinta saddexaad, waana kulan muhiim u ah inay guuleysato si ay u nooleyso rajadeeda koobka adduunka.

Dhinaca kale xulka qaranka Uruguay ayaa booqan doona Chile caawa habeen barkii, halka xulka Brazil ay u safrayan Peru berri aroortii xilliga magaalada Muqdisho.

Guud ahaan kulamada la ciyaarayo caawa iyo saacadaha ay soo galayaan halkaan hoose ka eeg:-

12:00 habeenimo xilliga Muqdisho Ecuador vs Venezuela

2:30 habeenimo xilliga Muqdisho Argentina vs Colombia

2:30 habeenimo xilliga Muqdisho Chile vs Uruguay

5:15 aroornimo xilliga Muqdisho Peru vs Brazil

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close