ITALY VS GERMANY: Shaxda & safafka ay caawa kusoo geli karaan!

(Milano) 15 Nof 2016 – Waxaa caawa gegada San Siro ku faltanaya xulalka camaaliqooyinka Yurub iyo caalamka ee Talyaaniga iyo Jarmanka iyadoo ay kooxda Germany Löw ay tahay middii Azzurri ka reebtay Euro 2016 oo ay rigoore uga raysay.

Xulka Talyaaniga oo 4-2-4 kaga badiyey Liechtenstein ayaa caawa kusoo gelaya shax kale oo ah 3-4-3, halka uu Jarmanka oo 8-0 diray San Marino uu dheelayo 4-2-3-1.

Haddaba, hoos ka eeg safafka laga yaabo ee labada xul.

Italy (3-4-3): Buffon; Rugani, Bonuci, Romagnoli; Darmian, Verratti, Parolo, De Sciglio; Bernardeschi, Belotti, Insigne. Macallin: Ventura

Germany (4-2-3-1): Leno; Kimmich, Hummels, Howedes, Gerhardt; Weigl, Gundogan; Müller, Goretzka, Gnabry; Götze. Macallin: Löw

untitled

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close