Tababaraha xulka qaranka Chile oo xaqiijiyay in Alexis Sanchez uu taam u yahay kulanka Uruguay

(Santiago) 14 Nov 2016 Tababaraha xulka qaranka Chile ee Juan Antonio Pizzi ayaa ka hadlay xaalada caafimaad ee weerar yahankiisa ka hor kulanka Uruguay.

Alexis Sanchez ayaa dhaawac ku seegay kulankii uu xulkiisu 0-0 lagalay xulka qaranka Colombia isreeb reebka koobka aduunka ee 2018.

Shaki wayn ayaana soo galay in laacibku uu taam u noqon karo kulanka Uruguay iyo kulanka kooxdiisa Arsenal ay laciyaari doonto kooxda Manchester United.

sanchez-2

Tababaraha xulka qaranka Chile oo ka hadlay xaalada Alexis Sanchez ayaa yiri: “Sanchez taam ayuu u yahay kulanka barri, 100% waa diyaar, sifiican ayuu tababarka u qaatay”.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close