Day: November 14, 2016
-
Italy
”Horyaalka Talyaanigu wuu u baahan yahay kooxaha reer Milano” – Zola
(Roma) 14 Okt 2016 – Gianfranco Zola ayaa sheegay in horyaalka Serie A uu u baahan yahay naadiyada reer Milano…
Read More » -
Ameerika
Tababaraha xulka qaranka Chile oo xaqiijiyay in Alexis Sanchez uu taam u yahay kulanka Uruguay
(Santiago) 14 Nov 2016 Tababaraha xulka qaranka Chile ee Juan Antonio Pizzi ayaa ka hadlay xaalada caafimaad ee weerar yahankiisa ka…
Read More » -
England
Bastian Schweinsteiger oo wadahadal la furay koox maraykan ah
(Manchester) 14 Nov 2016 Laacibka kooxda Manchester United ee Bastian Schweinsteiger ayaa la soo sheegayaa inuu wadahadal la furay koox ka dhisan…
Read More » -
Italy
Ancelotti oo ka hadlay mowqifka uu ka joogo tababarida Inter
(Milan) 14 Nov 2016 Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Carlo Ancelotti ayaa ka warbixiyay mowqifka uu ka joogo tababarida kooxda Inter…
Read More » -
Italy
Paulo Dybala oo doonaya inuu qiyaano Juventus si uu ugu biiro Real Madrid
(Madrid) 14 Nov 2016 Wararka ka imaanaya talyaaniga ayaa sheegay in weerar yahanka reer Argentina ee Paulo Dybala uu iska diidayo inuu…
Read More » -
Ameerika
DEG DEG: Lampard oo ka tagaya kooxda New York City
(New York) 14 Nof 2016 – Laacibkii hore khadka dhexe ee kooxda Chelsea Frank Lampard ayaa xaqiijiyey inuu ka tagi doono…
Read More » -
England
DEG DEG: Wayne Rooney oo Kabtanka u xiran doonin xulka England kulanka Spain….(Yaa loo dhiibay?)
(England) 14 Nof 2016. Wayne Rooney ayaan xiran doonin kabtanimada xulka Ingiriiska kulanka saaxiibtinimo uu Ingiriiska habeen dambe la yeelan…
Read More » -
Uncategorized1
Goorma ayaa la sameynayaa isku aadka wareega 16-ka Champions League, sideed dhammaadka iyo waliba semi-final-ka?
(Europe) 14 Nof 2016. UEFA ayaa shaacisay goorta la sameyn doono isku aadyada wareega 16-ka, sideed dhammaadka iyo waliba afar…
Read More » -
Italy
Stefano Pioli oo daafac ka doonaya Barcelona
(Milna) 14 Nov 2016 Tababaraha cusub ee kooxda Inter Milan Stefano Pioli ayaa durbadiiba diirada saartay laacibka aan booska ka haysan kooxda…
Read More » -
Spain
Real Madrid oo heshiis cusub ka saxiixaysa Karim Benzema
(Madrid) 14 Nov 2016 Real Madrid ayaa beegsanaysa sidii ay heshiis cusub uga saxiixi lahayd weerar yahankeeda reer France ee Karim Benzema.…
Read More »