Xulka Jarmanka oo booqday goobo taariikhi ah oo Roma ku yaalla + Sawirro

(Roma) 12 Nof 2016 – Xulka Germany oo shalay kasoo degey magaalada Roma ayaa gaarey xarumo taariikhi ah oo ku yaalla caasimadda Talyaaniga.

Xulka uu hoggaamiyo Joachim Loew ee Jarmanka ee difaacanaya Koobka Adduunka ayaa Talaadada garoonka San Siro ee magaalada Milano kula ballansan dhiggiisa Talyaaniga.

Haddaba, kahor kulankaasi ayay kulamo badan ku yeesheen magaalada Roma oo ay casho wayn ku qabsadeen iyagoo sidoo kale tegey Calossium-ka caanka ah ee ay dhiseen Roman-kii hore.

b b1 b2 b4

b5

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close