Alexis Sanchez oo niyada u qaboojiyay Arsenal ka hor kulanka Manchester United

Alexis Sanchez returns to Chile training - but Arsenal will be FURIOUS with this latest update

(Santiago) 13 Nov 2016 Weerar yahanka kooxda Arsenal iyo xulka Chile ee Alexis Sanchez ayaa niyada u qaboojiyay kooxdiisa ka hor kulanka Manchester United.

Laacib kaan ayaa ku dhaawacmay tababarkii xulkiisu uu isugu diyaarinayay kulankii xulka Colombia ee isbuucii hore taas oo walwal wayn ku dhalisay tababare Wenger.

Laakiin laacibka ayaa saaka dib ugu soo laabtay tababarka buuxa ee xulkiisa Chile ka hor kulanka Uruguay ee isreeb reebka koobka aduunka ee 2018.

Arsenal ayaa isku diyaarinaysa kulanka ay laciyaari doonto Manchester United sabtiga dambe, soo laabashada Alexis Sanchez ee tababarka xulka Chile ayaana war wanaagsan u ah kooxdiisa.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close