AC Milan, Inter iyo Valencia oo isku haysta Tolgay Arslan

(Milano) 11 Nof  2016 – Inter, Milan iyo Valencia ayaa lala xiriirinayaa laacibka khadka dhexe ee Besiktas ee Tolgay Arslan.

Sida ku dhigan warsidaha German-ka ah ee Bild, camaaliqooyinka Milanese-ka ah ayaa wada raadinaya 26-jirkan oo u wada saftay Germany iyo Turkey ee Under-21.

Wuxuu Hamburger ugasoo wareegey Besiktas bishii Jannaayo 2015 isagoo ilaa haatan wacdaro ka dhigaya horyaalka Turkiga ee Super Lig oo uu laba gool dhigay 9 kulan oo uu saftay.

Tolgay Aslan oo suuq jiilaalka kaalmo u noqon kara kooxahan ayuu qandaraaskiisu dhacayaa bisha Juun 2o18.

b

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close