WAXBAA KA DHACAY: Evra iyo Pogba oo isla jiibinaya hees macaan

evera

(Paris) 12 Nof 2016. Patrice Evra iyo Paul Pogba ayaa si qurux badan ugu dabaal degay guushii ay xalay ka gaareen Sweden isreeb-reebka koobka adduunka.

Daafaca Juventus ayaa si wayn u muujiyay muxibada iyo kal gaceylka uu u qabo maaliyada xulkiisa Faransiiska, waxa uuna soo dhigay boggiisa Instegram isagoo haya maaliyada No.3 uu xulkiisa u qaato islama arkaana qaadaya heesta Lets get it on uu ku luqeynayo fanaanka Marvin Gaye.

Pogba ayaa albaabka ka soo galaya oo si qurux badan ula jiibinaya.

Muuqaalka uu soo dhigay Evra ayaa wuxuu soo raaciyay qoraal Faransiis ah oo u dhacaya: “!Marvin mood!! Waan jeclahay kooxdeyda! Waan jeclahay walaalkey #paulpogba! Waan jeclaha Marvin! Waana jeclahay ciyaartan Ahahahahah!!!!#

DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close