BBC oo shaacisay 5-ta laacib ee isugu soo haray tartanka abaal marinta laacibka ugu fiican Afrika ee sanadkaan

(Afrika) 12 Nov 2016 BBC Afrika ayaa baahisay 5-ta laacib ee isugu soo haray tartanka abaal marinta laacibka ugu fiican Afrika sanadkaan sii dhamaanaya ee 2016.

Marka laga reebo weerar yaanka kooxda Borussia Dortmund ee Pierre-Emerick Aubameyang dhamaan 4-ta kale ayaa ah ciyaartoy ka ciyaara horyaalka ingiriiska.

5-ta laacib ee isugu soo haray abaal marinta laacibka ugu fiican Afrika ayaa kala ah:

1: Pierre-Emerick Aubameyang (Dortmund).

2- Sadio Mane     (Liverpool).

3- Riyad Mahrez    (Leicester City).

4- Yaya Toure         (Man City).

5- Andre Ayew     (West Ham).

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close