Day: November 12, 2016
-
England
Ozil oo si maldahan u muujiyay inuu sii joogayo Arsenal
(London) 12 Nov 2016 Kubadd abuuraha kooxda Arsenal ee Mesut Ozil ayaa sameeyay arin u sii dhawaynaya inuu heshiis cusub qalinka ugu…
Read More » -
Afrika
BBC oo shaacisay 5-ta laacib ee isugu soo haray tartanka abaal marinta laacibka ugu fiican Afrika ee sanadkaan
(Afrika) 12 Nov 2016 BBC Afrika ayaa baahisay 5-ta laacib ee isugu soo haray tartanka abaal marinta laacibka ugu fiican Afrika…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Liechtenstein vs Italy 0-4 (Talyaaniga oo afar ku tiiriyay Liechtenstein)
Liechtenstein: Jehle; Rechsteiner, Polverino, Kaufmann, Oehri; Christen, Martin Buchel, Wieser, Marcel Buchel, Burgmeier; Salanovic Kaydka Liechtenstein: Hobi, B Buchel, Malin,…
Read More » -
Wararka
GOOGOOSKA: Spain vs FYR Macedonia 4-0 (Spain oo Macedonia meel saartay)
Spain: De Gea; Carvajal, Bartra, Nacho, Monreal; Koke, Busquets, Thiago; Vitolo, Morata, Silva FYR Macedonia: Aleksovski; Velkoski, Mojsov, Ristevski; Ristovski, Hasani,…
Read More » -
Afrika
GOOGOOSKA: Nigeria vs Algeria 3-1 (Nigeria oo Algeria naafaysay)
Nigeria – Algeria Gool FM
Read More » -
Italy
Roma oo afar qaad ku raadinaysa Gregoire Defrel
(Roma) 12 Okt 2016 – Kooxda AS Roma ayaa soo arkatay qannaaska Sassuolo ee Gregoire Defrel si uu ugu bedelo…
Read More » -
Spain
Atletico Madrid oo ka walwalsan in Antoine Griezmann uu seego Derby Madrid
(Madrid) 12 Nov 2016 Kooxda Atletico Madrid ayuu soo wajahay walwal daran kadib markii uu dhaawacmay weerar yahankooda Antoine Griezmann. Sida laga…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
SHEEKO YAAB LEH: Real Madrid oo ku ganaaxi karta Cristiano Ronaldo OOKIYAALIHII uu xirnaa markii uu heshiiska cusub u saxiixayay
(Madrid) 12 Nof 2016. Cristiano Ronaldo ayaa heshiis cusub u saxiixay Real Madrid, sida cadna kooxdu aad ayay ugu farxsanayd…
Read More » -
Spain
Dani Alves oo fariintan u diray Lionel Messi…(Kaddib kulankii uu xulka Brazil 3-0 ku dhuftay Argentina)
(Brazil) 12 Nof 2016. Xulka Brazil ayaa guul daro xanuun badan dusha u saariyay xulka Argentina ciyaar ka tirsanayd isreeb-reebka…
Read More » -
Wararka
Cristiano Ronaldo oo farriin niyad dhis ah u diray Ciyaartooy da’yar oo laga helay cudurka Kansarka
(Lisbon), 12 Nof 2016 –Weeraryahanka xulka Qaranka Portugal iyo kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa farriin niyad dhis ah u…
Read More »