Kulamada caawa la ciyaarayo ee isreeb-reebka koobka adduunka iyo saacadaha ay soo galayaan

foot-france-suede-2016-stadefrance-evenement

(World) 11 Nof 2016 – Kulamo ka tirsan isreeb-reebka Koobka Adduunka ee 2018 lagu qabanayo dalka Ruushka ayaa caawa la ciyaarayaa.

Kulamada Indhaha lagu hayo oo xulalka waa wayn ay dheeli doonaan waxaa ka mid ah kan u dhexeeya France iyo Sweden, kan xulka England uu soo dhowaynayoScotland iyo midka uu xulka Germany u safrayo Marino.

Guruub A:-

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho France vs Sweden

Guruub C:-

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho Czech Republic vs Norway

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho N.Ireland vs Azerbaijan

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho San Marino vs Germany

Guruub E:-

8:00 habeenimo xilliga Muqdisho Armenia vs Montenegro

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho Denmark vs Kazakhstan

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho Romania vs Poland

Guruub F:-

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho England vs Scotland

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho Malta vs Slovenia

10:45 habeenimo xilliga Muqdisho Slovakia vs Lithuania

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close