Ka hor kulanka El Clasico ee Barcelona iyo Real Madrid, wax ka baro 6 ciyaaryahan oo tartanka Champions League u soo wada ciyaaray labadan kooxood

ec22017

(Madrid) 10 Nof 2016 – Ka hor kulanka El Clasico ee bilowga bisha soo socota dhexmari doona kooxaha ka wada dhisan dalka Spain ee Barcelona iyo Real Madrid, waxaad u baahan tahay inaad ogaato lix ciyaaryahan oo labadan kooxoodba u soo wada ciyaaray ama soo matalay koobka dhagaweynaha ee Champions League.

Kulan ka tirsan horyaalka La Ligaha Spain (El Clasico) ayey isku qaban doonaan kooxaha ku coltama horyaalka Spain ee Barcelona iyo Real Madrid, kulankaasoo ka dhici doono 3 bisha December 2016 garoonka kooxda Barca ee Camp Nou.

Haddaba lix ciyaaryahan ayaa tartanka Champions League u soo wada ciyaaray kooxaha Barcelona iyo Real Madrid, waxaana ay kala yihiin Luis Figo, Luis Enrique, Celades, Eto’o, Saviola & Laudrup.

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close