Carlo Ancelotti oo doortay 11 Laacib ee ugu fiicnaa intii uu soo tababaray

download

(Munich), 10 Nof  2016  –Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Jarmalka, Carlo Ancelotti ayaa doortay 11 ciyaartooy ee ugu fiicnaa dhammaan intii ciyaartooy ee uu soo tababaray.

Macallinkan Talyaaniga oo  21 sanadood tababare ah ayaa waxa uu soo carbiyay goolhayeyaal waaweyn sida Gigi Buffon (Juventus), Dida (Milan), Petr Cech (Chelsea) iyo Casillas (Real Madrid), balse waxa uu goolhayihii ugu fiicnaa intii uu soo ciyaarsiiyay u doortay Buffon.

Waxa uu soo tababaray Ancelotti naadiyo caan ah sida, Parma, Juventus, AC Milan, Chelsea, Paris Saint-Germain, Real Madrid iyo Bayern Munich oo uu haatan la joogo.

11 Ciyaartooy ee ugu fiicnayd ee uu soo tababaray Ancelotti:

Gigi Buffon

Maldini, Nesta, Cannavaro, Thuram

Seedorf, Gattuso, Pirlo

Kaka, Shevchenko, Del Piero.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close