Day: November 10, 2016
-
Italy
Carlo Ancelotti oo doortay 11 Laacib ee ugu fiicnaa intii uu soo tababaray
(Munich), 10 Nof 2016 –Tababaraha kooxda Bayern Munich ee Jarmalka, Carlo Ancelotti ayaa doortay 11 ciyaartooy ee ugu fiicnaa dhammaan…
Read More » -
Champ' League
Ka hor kulanka El Clasico ee Barcelona iyo Real Madrid, wax ka baro 6 ciyaaryahan oo tartanka Champions League u soo wada ciyaaray labadan kooxood
(Madrid) 10 Nof 2016 – Ka hor kulanka El Clasico ee bilowga bisha soo socota dhexmari doona kooxaha ka wada…
Read More » -
Bannaanka Garoonka
MAAMUL-XUMO MUUQATA: ”Inter malaha qaab-dhismeed maamul” – Leonardo de Araujo oo ka hadlay cillad cusub!
(Milano) 10 Okt 2016 – Leonardo de Araujo ayaa rumaysan in cillada Inter Milan ay tahay sida uu yiri habacsanaan…
Read More » -
England
Diego Costa oo dhaawac looga saaray xulka Spain, iyadoo bedelkiisana loo yeeray
(Madrid) 10 Nof 2016 – Dhaliyaha kooxda kubadda cagta Chelsea ee Diego Costa ayaa dhaawac looga saaray xulkiisa Spain ee…
Read More » -
Wararka
Cristiano Ronaldo oo sheegay kooxdii ugu adkeyd ee uu ka hor tago Koobka Champions League in ay ahayd..
(Madrid), 10 Nof 2016 –Xidigga kooxda Real Madrid ee Waddanka Spain Cristiano Ronaldo ayaa shaaca ka qaaday kooxdii ugu…
Read More » -
Aasiya
RASMI: Qatar oo marti gelinaysa Koobkii Adduun ee ugu horreeyay ee Khamri la’aan ah
(Qatar), 10 Nof 2016 –Xitaa haddii Irish-ku u soo baxaan Koobka Adduunka 2022 ee Qatar wax Khamri ah kama…
Read More » -
Spain
Ronaldo oo qirtay in Barcelona ay isku dayday saxiixiisa
(Madrid) 10 Nov 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in kooxda Barcelona ay isku dayday saxiixiisa markii…
Read More » -
France
Kaddib Guuldarradii Hillary Clinton kooxda Toulouse oo magangalyo siinaysa Beyonce
(Toulouse), 10 Nof 2016 –Kaddib markii Haweeneydii ugu horreysay ee u tartantay Madaxtinimada Mareykanka Hillary Clinton laga guuleystay dorraad…
Read More » -
Germany
Ancelotti oo ka hadlay fursada Marco Verratti uu ugu biiri karo Bayern Munich
(Munich) 10 Nov 2016 Tababaraha kooxda Bayern Munich Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay fursada laacibka qadka dhexe ee PSG uu ugu…
Read More » -
England
Waa kuwee todobada ciyaaryahan ee laadadka xorta ah (Free-kicks) ku dhaliyey 10 gool iyo wax ka badan horyaalka Premier League?
(England) 10 Nof 2016 – Ciyaaryahan waliba oo kubadda cagta ciyaara waxa uu leeyahay taariikh ama rikoodh u diiwaan gashan,…
Read More »