Xulka Brazil oo ku jira tababarkii ugu dambeeyey… (Eeg safka suuragal-ka ah ee Selecao uu kala hortagi karo Argentina) + SAWIRRO

(Brasilia) 09 Nof 2016 – Xulka qaranka Brazil ayaa maanta Mineirao stadium ku qaatay tababarkii ugu dambeeyey oo ay isugu diyaarinayaan kulanka adag ee isreeb-reebka Koobka Adduunka oo ay la leeyihiin Khamiista dhiggooda Argentina.

Xiddigaha ka wada tirsan kooxda Barcelona ee Lionel Messi oo xiran maaliyadda Argentina iyo Neymar Jr oo matalaya Brazil ayaa is wajihi doona kulankan dhacaya Khamiista.

Haddaba safka suuragal-ka ah ee xulka Brazil uu ku wajihi karo kulankan Argentina, garoonka ku soo bilaabi karo ayaa ah:-

Alisson, Dani Alves, Marquinhos, Miranda, Marcelo, Fernandinho, Paulinho, Renato Augusto, Philippe Coutinho, Neymar iyo Gabriel Jesus.

SAWIRRO:

1

2

3

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close