Saf laga sameeyey xiddigaha xagaagan Premier Leagu-ga kooxaha ka dhisan soo iibsadeen ama kala iibsadeen

Manchester City vs Barcelona - UEFA Champions League

(London) 09 Nof 2016. Waxaa shax la dhisay xiddigaha xagaagii la soo dhaafay kooxaha Premier League ku soo biiray.

Ciyaaryahanadan ayaa lagu soo koobay kuwii Premier League dhexdooda ay kooxaha ku kala iibsadeen iyo kuwii qurbaha uga yimi.

Paul Pogba oo qiimaha dunida ugu qaalisan lagu soo iibsaday ayaan ku jirin shaxdan.

Sadio Mane oo Southampton uga yimi Liverpool iyo Marcos Alonso oo ay Chelsea Serie A-ga ka soo iibsatay ayaa boosas ka helay.

Eric Bailly ayey United ku leedahay shaxda.

lineup-1418

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Close