Day: November 8, 2016
-
England
Chelsea oo ku raad joogta Geoffrey Kondogbia
(London) 08 Nov 2016 Kooxda Chelsea ee dalka ingiriiska ayaa ku raad joogta laacibka qadka dhexe ee kooxda Inter Milan Geoffrey…
Read More » -
Spain
“Ronaldo ayaa u qalma Ballon d’Or” – Luis Nani
(Madrid) 08 Nov 2016 Laacibka ay isku dalka yihiin Cristiano Ronaldo ee Luis Nani ayaa saadaaliyay laacibka ku guulaysan doona xiddiga ugu…
Read More » -
Italy
Juventus oo doonaysa James Rodriguez bisha janaayo (WARBIXIN)
(Torino) 08 Nov 2016 Kooxda Juventus ee dalka talyaaniga ayaa doonaysa kubadd abuuraha kooxda Real Madrid iyo Xulka Colombia ee James.…
Read More » -
Italy
Frank de Boer oo lala xiriirinayo shaqo cusub
(Istanbul) 08 Nov 2016 Tababarihii laga cayriyay kooxda Inter Milan ee Frank de Boer ayaa haatan lala xiriirinayaa shaqo cusub wax yar…
Read More » -
Spain
RASMI: Ronaldo oo heshiis dheer u saxiixay shirkada Nike
(Madrid) 08 Nov 2016 Laacibka kooxda Real Madrid ee Cristiano Ronaldo ayaa la shaaciyay inuu heshiis waqti dheer ah qalinka ugu duugay…
Read More » -
England
Xiriirka kubadda cagta Chile oo war rasmi ah ka soo saaray dhaawaca Alexis Sanchez
(Santiago) 08 Nov 2016 Xiriirka kubadda cagta dalka Chile ayaa ugu danbayntii war rasmi ah ka soo saaray dhaawicii soo gaaray…
Read More » -
England
“Taam ayaan u ahay kulanka Scotland” – Harry Kane
(London) 08 Nov 2016 Weerar yahanka xulka qaranka ingiriiska ee Harry Kane ayaa cadeeyay inuu taam u yahay kulanka adag ee xulkiisu…
Read More » -
England
DEG DEG: Alexis Sanchez oo dhaawac uga baxay tababarka xulka Chile
(London) 08 Nov 2016 Kooxda Arsenal ayaa helaysa war naxdin leh kadib markii la shaaciyay inuu dhaawac soo gaaray laacibkooda Alexis Sanchez.…
Read More » -
Italy
RASMI: Inter oo magacaawday tababare cusub
(Milan) 08 Nov 2016 Kooxda Inter Milan ee dalka talyaaniga ayaa si rasmi ah u shaacisay inay magacaawday tababare Stefano Pioli si…
Read More » -
France
Blaise Matuidi oo ka hadlay heshiiskii fashilmay ee uu ugu biiri karay Juventus
(Paris) 08 Nov 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda PSG Blaise Matuidi ayaa ka hadlay heshiiskii fashilmay ee uu ugu biiri rabay…
Read More »