XULKA SERIE A: Kooxda todobaadkan ugu wanaagsanayd horyaalka Talyaaniga!

(Roma) 11 Okt 2016 – Waxaa todobaadkan la ciyaaray wareeggii 12-aad ee horyaalka Serie A-da Talyaaniga oo ay todobaadkan wada badiyeen dhamaanba kooxaha waawayn, marka laga reebo Napoli.

Haddaba, waayo xulka todobaadkan ugu wanaagsanaa horyaalka Talyaaniga marka ay timaaddo bandhigyadii ay laacibiintu ka sameeyeen garoomada kala duwan ee daafaha dalkaasi Talyaaniga.

Hoos ka eeg shaxda oo dhan.

Federico Marchetti [Lazio]

Silvan Widmer [Udinese]

Mattia Caldara [Atalanta]

Matias Silvestre [Sampdoria]

Manuel Pasqual [Empoli]

Mohamed Salah [Roma]

Marco Benassi [Torino]

Marek Hamsik [Napoli]

Adem Ljajic [Torino]

Andrea Belotti [Torino]

Massimo Maccarone [Empoli]

Mauro Icardi [Inter]

Xiddigaha xusidda mudan: Danielle Baselli [Torino], Alejandro Gomez [Atalanta], Suso [Milan], Christian Puggioni [Sampdoria], Luis Muriel [Sampdoria], Miralem Pjanic [Juventus], Hrvoje Milic [Fiorentina].

ser

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close