Day: November 5, 2016
-
England
RIKOODHADII laga diiwaan geliyey shantii gool ee ay kooxda Chelsea ku xaaqday Everton oo marti u ahayd
(London) 05 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa hoggaanka horyaalka Ingiriiska ee Premier League si KMG ah u…
Read More » -
England
EPL: Kooxda Chelsea oo hoggaanka u qabatay horyaalka, kaddib markii ay Stamford Bridge ku xaaqday Everton… + SAWIRRO
(London) 05 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa hoggaanka u qabtay horyaalka Ingiriiska ee Premier League kaddib markii…
Read More » -
toos
GOOGOOSKA: Napoli vs SS Lazio 1-1 (Lazio oo Napoli ka qastay)
Napoli: Reina; Hysaj, Chiriches, Koulibaly, Ghoulam; Zielinski, Diawara, Hamsik; Callejon, Mertens, Insigne Kaydka Napoli: Sepe, Rafael, Maksimovic, Strinic, Tonelli, Maggio,…
Read More » -
Italy
Xulka Talyaaniga ee wajahaya Jarmanka & Liechtenstein oo la magacaabay!
(Roma) 05 Okt 2016 – Macallinka Giampiero Ventura ayaa magacaabay xulka Talyaaniga oo wajahaya Liechtenstein iyo Germany waxaana ragga cusub…
Read More » -
England
Ka bogo RIKOODHADII laga diiwaan geliyey kulankii ay Man City barbaraha kula gashay garoonkeeda Etihad kooxda Middlesbrough
(Manchester) 05 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa barbaro 1-1 la dhaafi waysay Middlesbrough oo marti u…
Read More » -
England
EPL: Man City oo garoonkeeda Etihad barbaro kula gashay Middlesbrough iyo kulamadii kale ee la ciyaaray… + SAWIRRO
(Manchester) 05 Nof 2016 – Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa barbaro 1-1 la dhaafi waysay Middlesbrough oo marti u…
Read More » -
Spain
Luis Enrique oo ka hadlay suuqa kala iibsiga ee janaayo
(Barcelona) 05 Nov 2016 Tababaraha kooxda Barcelona ee Luis Enrique ayaa ka hadlay suuqa kala iibsiga ee bisha janaayo iyo in kooxdiisu…
Read More » -
Germany
Aubameyang oo ka soo laabtay ganaaxii uu ku riday tababarihiisa isla markaana dhaliyay goolkiisii ugu dhaqsiyaha badnaa iyo kuwa kaloo badan….
(Germany) 05 Nof 2016. Pierre-Emerick Aubameyang ayaa dib ugu soo laabtay safka hore ee kooxdiisa Borussia Dortmund isagoona dhaliyay goolkiisii…
Read More » -
Spain
Macallin Zinedine Zidane oo soo saaray liiska kooxdiisa Real Madrid ee kulanka Leganes… (Karim Benzema oo maqan iyo Luka Modric oo soo laabtay)
(Madrid) 05 Nof 2016 – Macallinka kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa soo saaray liiska kooxdiisa Madrid…
Read More » -
England
“Waa xili hore ka hadalka Premier League” – Dejan Lovren
(Liverpool) 05 Nov 2016 Daafaca kooxda Liverpool ee Dejan Lovren ayaa diiday inuu u saadaaliyo kooxdiisa hanashada horyaalka ingiriiska ee xiliciyaareed kan.…
Read More »