RASMI: 23-ka laacib ee u sharaxan abaal marinta laacibka ugu fiican 2016 ee FIFA oo la soo saaray

(FIFA) 04 Nof 2016. FIFA ayaa soo saartay liiska 23-ka laacib ee isugu soo haray abaal marinta laacibka ugu fiican sanadka, waana sanadkii ugu horreysay ay bixineyso abaal marintan kaddib markii ay kala go’een Baloon d’Or.

Magaalada Zurich ayaa lagu bixin doonaa abaal marinta laacibka sanadka marka ay taariikhdu tilmaameyso 9-ka bisha Janaayo.

3-da laacib ee sida kama dambeysta ah ugu tartami doona abaal marinta ayaa iyana lagu dhawaaqi doonaa 2-da bisha December.

EEG 23-ka laacib ee u sharaxan laacibka sanadka ee FIFA:

cwaxw7zxuaaw8j

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close