DAAWO MUUQAAL: Goolhayihii xulka qaranka Jarmalka oo saftay kulankiisii ugu horreeyay ee Musaaricada (WWE)

muuu

(Munich) 04 Nof 2016. Goolhayihii hore ee xulka qaranka Jarmalka Tim Wiese ayaa saftay kulankiisii ugu horreeyay ee xirfadlenimo (WWE) ama Musaaricada waxaad u taqaanaan, kulamo Live ah oo lagu qabtay magaalada Munich ee dalka Jarmalk khamiistii.

Tim Wiese nails a hip toss during his firs-ever pro wrestling bout

Tim Wiese oo ay la jireen musaariciistayaasha caanka ah ee Seamus and Cesaro ayaa guul ka gaaray Shining Stars iyo Bo Dallas kulan lix ruux ka koobnaa.

Haddaba DAAWO:

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close