DAAWO: Fashiladii Manchester United oo dib ugu soo laabtay Manchester kahor kulanka Swansea

(Manchester) 04 Nov 2016. Waxaa Manchester dib u soo garay Jose Mourinho iyo xulafadiisa.

Xiddigaha United ayaa guul darro qaraar kala kulmay Fenerbahce kulankii xalay ku dhexmaray Turkiga waxaana looga badiyey 2-1.

Walow uu Weyne Rooney guul micno u lahaa dhaliyey hadana natiijadaas waxa ay sii cakirisay ololahan dhinaca fashilnimada u ciiraya maadama Burnley kulan ma dhaleys ah kula dheleen Old Trafford bilowgii toddobaadkan.

Garoonka Liberty ayey booqan doontaa axada halkaas oo ay ku wajihi doonto kooxda reer Wales ee Swansea City oo iyadu lafteedu ka ja jaban tahay.

nintchdbpict000279873350 nintchdbpict000279886829 nintchdbpict000279887229 nintchdbpict000279887534 nintchdbpict0002798756121

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close