Waa kuwee kooxaha ilaa iminka u soo baxay wareega 16-ka Champions League, Yaase hogaaminaya gool dhalinta tartanka?

kkkk

(Europe) 03 Nof 2016. Kulamo ka tirsan wareega Group-yada ayaa la ciyaaray xalay iyo habeen hore iyadoo 5-kooxood ay xaqiiqsadeen ilaa iminka inay u soo gudbeen wareega 16-ka Champions League.

Real Madrid ayaa xalay bar-baro lama filaan ah kala kulantay Legia Warszawa, Tottenham ayaa garoonkeeda looga adkaaday, Juventus oo bar-baro lagu celiyay Seville oo guul wayn gaartay iyo Leicester City oo ilaa iminka laga adkaan la’yahay.

Kulamadii xalay ayaa loo kala adkaaday sidan.

https://pbs.twimg.com/media/

Kooxaha ilaa iminka xaqiiqsaday inay u soo gudbeen wareega 16-ka Champions League ayaa kala ah, Arsenal, PSG, Bayern Munich, Atletico Madrid iyo Borussia Dortmund.

https://pbs.twimg.com/media/

Gool dhalinta koobka dhaga waynaha ayaa waxaa hor kacaya Lionel Messi oo ku hogaaminaya 7-gool.

top

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close