HOR DHAC: Southampton Vs. Inter

southampton-vs-inter-milan-762x360

(Southampton) 03 Nov 2016. Inter waxa ay booqan doontaa Southampton is araga labaad ee Group-ka ay uga jiraan Europa League.

Lugtii ooh ore uga dhacay San Siro waxaa soo badisay Inter.

WARARKA LABADA NAADI

-Inter oo bilaa tababbare ah waxa ay soo dhaweyneysaa Andrea Ranocchia oo ganaax uga maqnaa seegayna kulankii ay1-0 uga badiyeen Saints.

– Geoffrey Kondogbia, Joao Mario, Stevan Jovetic iyo Gabriel laguma darin safka Inter ee Europa League.

– Gary Medel waxa uu seegay is aragii labadan dhinac ee kan caawa dhiggiisa ayaa ganaax owgiis laakiin waa diyaar hada balse waxaaan dheeli doonin oo dhaawac ah Filile Melo.

-Isku soo wada duuboo Inter oo uu si KMG ah u leylinayo Stefano Vecchi lama qabo in ay is bedelo badan sameyn doonto.

-Saints is bedelo badan oo safkeeda ah lagama filayo.

RAAD RAAC:

Is aragii hore ee ka dhacay Milan waxaa 1-0 ku soo badisay Inter.

SAFAFKA LA FILI KARO

Gegida: ST Mary’s

Saacadda Geeska Africa: 11:5Pm

 

Gool FM.

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close