DAAWO: Goolkii cajiibka ahaa ee Len​s uu ka dhaliyay Man United

(Istanbul) 03 Nov 2016 Laacibka qadka dhexe ee kooxda Fenerbahce Jeremain Lens ayaa gool cajiib ah ka dhaliyay kooxda United kulanka haatan socda.

Jeremain Lens ayaa laad xor ah oo xitaa uusan hawaysan David De Gea ku hubsaday shabaqa kooxda Manchester United.

Ciyaarta ayaa haatan maraysa 2-1 oo ay hogaanka ku hayso kooxda reer turki ee Fenerbahce.

Gool FM

Xariir La Leh

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Close